Nin Dil kasoo geestay magaalada Laascaanood oo lagu qabtay Muqdisho

Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho waxa ay kusoo qabteen nin dil kasoo geestay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool kuna dhuumaaleesanayay magaalada Muqdisho. Taliye ku xiggeenka Hoggaanka Baarista Dambiyada ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bishaar Abshir Geeddi oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada booliiska Muqdisho ku qabteen nin dil … Continue reading Nin Dil kasoo geestay magaalada Laascaanood oo lagu qabtay Muqdisho